Watch Now

Hot Topics

Follow Us

Post Slider

Neiuws

ZAHRA SIYAAD NAALEEYE “Abaalmarintan waxaa la siiyaa dadka loo arko in ay door muhiim ah kaga jiraan horumarinta… ” [WAREYSI]

Sabti,  Meey 1, 2021 [SOMNIEUWS] Marwo Zahra Naaleeye Waxay ka tirsan dalad ururka FSAN ee dalka Nederland , caanna ku ah ololaha ka hortagga gudniinka gabdhaha, ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta loo yaqaan ” Officier in de Orde van Oranje-Nassau” oo ah abaalmarin ay bixiso boqortooyada dalka Nederland. Abaalmarintan ayaa la siiyaa dadka loo arko in...