NIEUWS

Neiuws
ZAHRA SIYAAD NAALEEYE “Abaalmarintan waxaa la siiyaa dadka loo arko in ay door muhiim ah kaga jiraan horumarinta… ” [WAREYSI]

ZAHRA SIYAAD NAALEEYE “Abaalmarintan waxaa la siiyaa dadka loo arko in ay door muhiim ah kaga jiraan horumarinta… ” [WAREYSI]

Sabti,  Meey 1, 2021 [SOMNIEUWS] Marwo Zahra Naaleeye Waxay ka tirsan dalad ururka FSAN ee dalka Nederland , caanna ku ah ololaha ka hortagga gudniinka gabdhaha, ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta loo yaqaan ” Officier in…

Taariikhda markii ugu horreeysay 9 musharax  oo madow ah, ayaa ka mid ah  tartamayaasha Baarlamaanka Ducht-ka

Taariikhda markii ugu horreeysay 9 musharax oo madow ah, ayaa ka mid ah tartamayaasha Baarlamaanka Ducht-ka

Dalka Nederlands, oo ka mid ah waddamada Yurub ee ay ku xooggan yihiin afkaarta xisbiyada xag-jirka ah,  waxaa markii ugu…

Nuur Iikar “Waxaan u baahanahay dad goob joog inoogu noqdo meelaha wax lagu goynayo, haddii aan wakiilo qabin dadka kale  kuuma hadlayaan” [WARAYSI]

Nuur Iikar “Waxaan u baahanahay dad goob joog inoogu noqdo meelaha wax lagu goynayo, haddii aan wakiilo qabin dadka kale  kuuma hadlayaan” [WARAYSI]

Nuur Iikar oo ah wiil dhalinyaro  Soomaali ah, una tartamaya kursi  xildhibaanimo Baarlamaanka waddanka Nederlands,  isaga oo ka socda xisbiga…

Guurre “Waxaan la kulanay wefdigii Holland u yimid in ay ka qeybgalaan dacwada ku saabsan muranka ay Kenya gelisay baddeena”

Guurre “Waxaan la kulanay wefdigii Holland u yimid in ay ka qeybgalaan dacwada ku saabsan muranka ay Kenya gelisay baddeena”

Maxamed Cusmaan Guurre, oo ah  Guddoomiye ku-xigeenka  dallada FSAN, ayaa sheegay in ay caawa isaga & Guddoomiyaha dallada Dr. Cali Waare ay hoteelkii ay daganayeen ku booqdeen wefdigii dowladda Soomaaliya ay u soo dirtay in…

Cusmaan Abuukar “Guddoomiye Hayaan & team-kiisa waxay ku dedaaleen in xilligan adag  caruurta Soomaalida laga caawiyo waxbarashada”

Cusmaan Abuukar “Guddoomiye Hayaan & team-kiisa waxay ku dedaaleen in xilligan adag  caruurta Soomaalida laga caawiyo waxbarashada”

Cusmaan Abuukar oo ka mid ah madaxda ururka Somali4all, dhinaca kalena safka hore kaga jira jaaliyada Soomaalida Zwolle, ayaa ku…

Wiil Soomaali ah oo u tartamaya baarlamaanka Nederlands

Wiil Soomaali ah oo u tartamaya baarlamaanka Nederlands

Nuur Iikar oo ah wiil dhalinyaro Soomaali ah ayaa ka mid ah dadka u tartamaya baarlamaanka Nederlands, doorashada dhici doonta…