Guddoomiyaha Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Zwolle iyo nawaaxigeeda C/qaadir Cali [Nuune] ayaa waraysi uu siiyay Somali Nederland tv wuxuu kaga hadlay arrimo dhowr ah.
Wareysiga C/qaadir Nuune oo dhammeystiran hoos ka dhageyso.