ISTANBUL: Aqoon isweydaarsi lagaga doodayo sida loo maareeyo  walbahaarka ka dhasha isticmaalka Internet-ka.

Maalintii 5-aad waxaa ka soconaya magaalada Istanbul, ee dalka Turkiga aqoon-isweydaarsi loo qabtay 30-meeyo dhalinyaro ah,…

Jaaliyada Soomaalida Nederland oo su’aalo xasaasi ah waydiiyay saraakiil ka socotay Howlgalka Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad-badeeda

AMSTERDAM – Saraakiil ka tirsan howlgalka la dagaalanka burcad badeedka ee xaabaha Somalia ee Midowga Yurub…

C/QAADIR KEDIYE: “Guddiga dhexdhexaadinta waxaa ku jira rag sifo aan sharci ahayn lacagaha masjidka deyn loogu siiyay”

Maalinimada Axada ee taariikha Hjiriyadu tahay 12-Safar-1443, kuna beegan 19 September ayaa lagu wadaa in qaar…

Jaaliyadda Holland oo martiqaad gaar ah u samaysay orodyahan Cabdi Nageeye [Sawirro]

Xubno ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Nederlands ayaa maanta munaasabad qada sharaf ah ugu…

Amal: ‘Waxaan karantiil 10 cisho ah ku galay London, anigoo aan gelin dalkii aan u socday.’

Gabadh Soomaaliyeed oo ka tirsan shaqaalaha caafimaadka NHS ee dalka Ingiriiska iyo laba caruur ah oo…

AMSTERDAM: Tababar ay bixisay Himilo ayaa looga hadlay caqabadaha ay wajahaan waalidiinta ajnabiga ah [SAWIRRO]

Ururka Himilo oo ka mid ah ururada Soomaalida ee ka dhisan Magaalada Amsterdam ee dalka Nederland,…

Dalka Nederlands dallad ay ku middeysan yihiin in ka badan 65 ururo Soomaali ah oo maxkamad looga yeeray

Dalladda [Federation of Somali Associations in the Netherlands] oo magaceeda loo soo gaabiyo FSAN ayna ku…

Dood ku saabsan mustaqbalka caruurta Soomaalida & kaalinta waalidiinta oo lagu qabtay Holland [SAWIRRO]

Kulan ay soo qabanqaabiyeen ururka Somali4all laguna qabtay Magaalada Baarn ee dalka Holland, ayaa lagaga hadlay…

Taariikhda markii ugu horreeysay 9 musharax oo madow ah, ayaa ka mid ah tartamayaasha Baarlamaanka Ducht-ka

Dalka Nederlands, oo ka mid ah waddamada Yurub ee ay ku xooggan yihiin afkaarta xisbiyada xag-jirka…

Mid ka mid ah xubnaha isku haya hogaanka jaaliyada Zwolle oo dacwad u gudbiyey FSAN

Shir todobaadkii hore ay yeesheen  qaar ka mid ah ururada ku bahoobay dallada FSAN ayuu cabasho…