Aqoon-iswaydaarsi looga hadlayay qoddobo muhiim ah oo lagu qabtay Nederlands [SAWIRRO]

Hay’adaha Jamaal Foundation & Himilo, oo ka dhisan dalka Nederlands ayaa iska kaashaday kulan aqoon-iswaydaarsi ahaa,…

Jabriil Xaashi oo ka hadlay khilaaf soo kala dhexgalay Jaaliyadda Soomaalida Nunspeet [WARAYSI]

Jabriil Xaashi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida, kana tirsan Jaaliyada Magaalada Nunspeet, ee waddanka Holland…

ZAHRA SIYAAD NAALEEYE “Abaalmarintan waxaa la siiyaa dadka loo arko in ay door muhiim ah kaga jiraan horumarinta… ” [WAREYSI]

Sabti,  Meey 1, 2021 [SOMNIEUWS] Marwo Zahra Naaleeye Waxay ka tirsan dalad ururka FSAN ee dalka…

Guurre “Waxaan la kulanay wefdigii Holland u yimid in ay ka qeybgalaan dacwada ku saabsan muranka ay Kenya gelisay baddeena”

Maxamed Cusmaan Guurre, oo ah  Guddoomiye ku-xigeenka  dallada FSAN, ayaa sheegay in ay caawa isaga &…

Cusmaan Abuukar “Guddoomiye Hayaan & team-kiisa waxay ku dedaaleen in xilligan adag  caruurta Soomaalida laga caawiyo waxbarashada”

Cusmaan Abuukar oo ka mid ah madaxda ururka Somali4all, dhinaca kalena safka hore kaga jira jaaliyada…

Nuur Iikar “Waxaan u baahanahay dad goob joog inoogu noqdo meelaha wax lagu goynayo, haddii aan wakiilo qabin dadka kale  kuuma hadlayaan” [WARAYSI]

Nuur Iikar oo ah wiil dhalinyaro  Soomaali ah, una tartamaya kursi  xildhibaanimo Baarlamaanka waddanka Nederlands,  isaga…

Wiil Soomaali ah oo u tartamaya baarlamaanka Nederlands

Nuur Iikar oo ah wiil dhalinyaro Soomaali ah ayaa ka mid ah dadka u tartamaya baarlamaanka…

CALI ISTIILA: Matabaan waxaan ka wadnaa mashruuc lagu dhisayo guri bulshadu ay kaga shiraan danahooda”

Jimce, 26 Februari [SOMNIEUWS] Ururka Himilo, waxa uu ka mid yahay ururada ay Soomaalidu maamusho ee…

CABDINUUR: Waxaan talo odaytinimo ku soo jeedinayaa in Nuune & Hayaan ay hogaanka jaaliyada ku wareejiyaan….” [WARAYSI]

Isniin, 8 Febraayo [SOMNIEUWS] Cabdinuur Maxamuud wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii jaaliyada Soomaalida Zwolle & nawaaxigeeda…

ALI YAHYE: Who finances our political leaders (presidential candidates) and with which purpose?

PRESIDENCY FOR SALE! Who finances our political leaders (presidential candidates) and with which purpose? The election…