Avv. Muuse “Haddii maxkamadda ICJ ku dhawaaqdo in Soomaaliya dhulkaasi leedahay, waxaa meesha ka baxaya….” [WAREYSI]

Garyaqaan Muuse Xirsi oo ka mid sharci-yaqaanada Soomaalida ee ku dhaqan waddanka Holland, ayaa ka warbixiyay waxa ay noqon karto go’aanka maxkamadda caalamiga ah ICJ ee muranka badda ee u dhexeeya Kenya & Soomaaliya, oo la filayo inuu soo baxo 12ka bishan Oktoobar.

Garyaqaan Muuse Xirsi waxaa kale oo uu ka hadlay war shalay ka soo baxay dowladda Kenya, oo ay ku sheegtay in ay qaadacday ay ku sheegtay in go’aanka lagu wado inuu ka soo baxa maxkamadda caaalamiga ah ee ICJ ee ku saabsan muranka soohdinta badda ee kala dhexeeya Soomaaliya.

Wareysiga oo maqal & muuqaal ah hoos ka daawo

 

Translate »