CABDINUUR: Waxaan talo odaytinimo ku soo jeedinayaa in Nuune & Hayaan ay hogaanka jaaliyada ku wareejiyaan….” [WARAYSI]

Isniin, 8 Febraayo [SOMNIEUWS] Cabdinuur Maxamuud wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii jaaliyada Soomaalida Zwolle & nawaaxigeeda [Zwolle en omgeving],  isaga oo noqday Guddoomiyaha jaaliyadda, waxaanna uu xilka guddoomiyenimada uu jaaliyada ku wareejiyay qiyaastii muddo 10 sanno ka hor C/qaadir Cali Nuune. 2018-kii ayeey jaaliyadu 2 garab u kala jabtay, markii la isku mari waayay in … Continue reading CABDINUUR: Waxaan talo odaytinimo ku soo jeedinayaa in Nuune & Hayaan ay hogaanka jaaliyada ku wareejiyaan….” [WARAYSI]