NIEUWS

ZAHRA SIYAAD NAALEEYE “Abaalmarintan waxaa la siiyaa dadka loo arko in ay door muhiim ah kaga jiraan horumarinta… ” [WAREYSI]

Sabti,  Meey 1, 2021 [SOMNIEUWS] Marwo Zahra Naaleeye Waxay ka tirsan dalad ururka FSAN ee…

Guurre “Waxaan la kulanay wefdigii Holland u yimid in ay ka qeybgalaan dacwada ku saabsan muranka ay Kenya gelisay baddeena”

Maxamed Cusmaan Guurre, oo ah  Guddoomiye ku-xigeenka  dallada FSAN, ayaa sheegay in ay caawa isaga…

Taariikhda markii ugu horreeysay 9 musharax oo madow ah, ayaa ka mid ah tartamayaasha Baarlamaanka Ducht-ka

Dalka Nederlands, oo ka mid ah waddamada Yurub ee ay ku xooggan yihiin afkaarta xisbiyada…

Cusmaan Abuukar “Guddoomiye Hayaan & team-kiisa waxay ku dedaaleen in xilligan adag  caruurta Soomaalida laga caawiyo waxbarashada”

Cusmaan Abuukar oo ka mid ah madaxda ururka Somali4all, dhinaca kalena safka hore kaga jira…

Nuur Iikar “Waxaan u baahanahay dad goob joog inoogu noqdo meelaha wax lagu goynayo, haddii aan wakiilo qabin dadka kale  kuuma hadlayaan” [WARAYSI]

Nuur Iikar oo ah wiil dhalinyaro  Soomaali ah, una tartamaya kursi  xildhibaanimo Baarlamaanka waddanka Nederlands,…

Wiil Soomaali ah oo u tartamaya baarlamaanka Nederlands

Nuur Iikar oo ah wiil dhalinyaro Soomaali ah ayaa ka mid ah dadka u tartamaya…

CALI ISTIILA: Matabaan waxaan ka wadnaa mashruuc lagu dhisayo guri bulshadu ay kaga shiraan danahooda”

Jimce, 26 Februari [SOMNIEUWS] Ururka Himilo, waxa uu ka mid yahay ururada ay Soomaalidu maamusho…

CABDINUUR: Waxaan talo odaytinimo ku soo jeedinayaa in Nuune & Hayaan ay hogaanka jaaliyada ku wareejiyaan….” [WARAYSI]

Isniin, 8 Febraayo [SOMNIEUWS] Cabdinuur Maxamuud wuxuu ka mid ahaa aasaasayaashii jaaliyada Soomaalida Zwolle &…

Over €40 million in cocaine found in Breda truck Neiuws

Over €40 million in cocaine found in Breda truck

Police in the Netherlands found 900 kilograms of cocaine inside a truck in Breda on Tuesday. The street value of the drugs was estimated at between 40 and 55 million euros, based on data from…

Holland, oo lagu qabtay kulan looga hadlayay caqabadaha ay la kulmaan ubadka Soomaalida [Sawirro] Neiuws

Holland, oo lagu qabtay kulan looga hadlayay caqabadaha ay la kulmaan ubadka Soomaalida [Sawirro]

Magaalada Zwolle, ee dalka Nederlands waxaa lagu qabtay kulan wacyigelin ah, oo looga hadlayay caqabadaha ay cunsurinimadu ka mid tahay ee ay la kulmaan ubadka Soomaalida ee ku dhaqan dalkaasi xilliyada ay  ku jiraan heerarka…

W/Arrimaha dibedda Holland oo baaq ujeedisay dadka haysta dhalashada Dutch-ka ee Soomaaliya ka imaanaya Neiuws

W/Arrimaha dibedda Holland oo baaq ujeedisay dadka haysta dhalashada Dutch-ka ee Soomaaliya ka imaanaya

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Holland ayaa ugu baaqday dadka asalkoodu Soomaaliga yahay ee haysta dhalashada dalkeeda, ee ka soo safraya Soomaaliya in marka ay dalka yimaadaan ay  geli doonaan 14 maalmood oo guryahooda ay isu karantiilayaan.…

C/SALAAN:  Mashruucii ugu horreeyey waxaan ka fulinay Garoowe Neiuws

C/SALAAN: Mashruucii ugu horreeyey waxaan ka fulinay Garoowe

C/salaan Cali wuxuu ka mid yahay aqoonyahanada Soomaalida ee ku dhaqan Nederlands, isaga oo intii muddo ahayd howl-wadeen ka ahaa hay’adda Kaalo Nederlands wuxuu C/salaan qayb ka ahaa mashaariic kala duwan oo hay’adaasi ka fulisay…